Mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka oo is karaantiilay kadib markii …

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare uu is karantiilay kadib markii uu isaga shakiyay caabuqa Caronavirus. Masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle ayaa horey u sheegay in Madaxweyne Waare iyo xubno kale ay ku jiraan xaalad karantiil ah , waxa ayna xubnahan si iskood ah u … Continue reading Mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka oo is karaantiilay kadib markii …